WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaarkamid Ah Bulshada Reer Gabiley Oo Xukuumada Uga Digay In Ay Carqaladayso Doorashada Gudoomiyaha Cusub Ee Komishanka Qaranka.

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah bulshada ku dhaqan magaalada gabiley ayaa bogaadiyay gudoomiyaha cusub ee loo doortay komishanka doorashooyinka somaliland marwo kaltuun sheikh xasan madar iyagoo sheegay in loo doortay si sax ah islamarkaana xukuumada madaxwayne biixi uga digay in aanay carqaladaynin habka ay isku doorteen komishanka kana dayso faro galinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://www.facebook.com/saabtv/videos/1189032531924516

Exit mobile version