WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Madaxwaynaha Ku Hor Dhaariyay Sedexdii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka.

HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Axmed, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Saddexdii xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee ay Shalay golaha wakiilladu ansixiyeen.

 

Exit mobile version