NAIROBI(W,N)-shir madax-dhaqameedka beelaha direed oo Iskaga kala yimid Somaliland, jabuuti, itoobiya, somaliya uga socday maalmihii udanbeeyay magaalada nariobi ee caasimada dalka kenya ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo laga soo saaray warmurtiyeed.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;