WAJAALE NEWS

DAAWO;-Muuqaalka Askari Katirsan Ciidanka Booliska Oo Si Arxandaro Ah Ugaraacaya Qof Dumar Ah.

HARGAYSA(W,N)- Waxaa baraha bulshada ku kulanto siwayn ugu faafay muuqaalka askari ciidanka booliska katirsan oo gabadh si arxandaro ah ugaraacaya kaasi oo dareeno kala duwan ay kabixiyeen shacabka somailand.

Sidoo kale talista ciidanka booliska ayaa sheegay in ay talaabo deg deg ah ka qaadayaan askarigaa isagoo muujiyay sida damqashada leh ee ay ciidamadu uga xun yihiin falkaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version