DAAWO;-Muuqaalka Askari Katirsan Ciidanka Booliska Oo Si Arxandaro Ah Ugaraacaya Qof Dumar Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaalka Askari Katirsan Ciidanka Booliska Oo Si Arxandaro Ah Ugaraacaya Qof Dumar Ah.
February 17, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Waxaa baraha bulshada ku kulanto siwayn ugu faafay muuqaalka askari ciidanka booliska katirsan oo gabadh si arxandaro ah ugaraacaya kaasi oo dareeno kala duwan ay kabixiyeen shacabka somailand.

Sidoo kale talista ciidanka booliska ayaa sheegay in ay talaabo deg deg ah ka qaadayaan askarigaa isagoo muujiyay sida damqashada leh ee ay ciidamadu uga xun yihiin falkaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS