HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro oo maanta warbaainta la hadlay ayaa jawaab cad ka bixiyay hadalo maalintii shalay kazoo yeedhay maaxwayne biixi isagoo sheegay in doorashada madaxtooyadu tahay ta ugu soo horaysa ee lagala islamarkaana ay tahay doorashada kaliya ee xeerarkeeda iyo dhaqaalihii lagu galayay ay diyaarka tahay.
Sidoo kale musharax ciro ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu maamulkii doorashada ku wareejiyay ciidamada taasi oo ka hor imanaysa xeerka dalka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;