Hargeysa (WJN)- Xubno ka mid ah Wasiirada Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay munaasibad Hdhimo sharafeed ah ku maamuuseen maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Salal oo looga mahadnaqayay sidii xilkasnimada lahayd ee ay uga qayb qaateen taakulaynta Ciidanka Qaranka Somaliland ee jiida hore.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka