TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley ka degmada wajaale ayaa xadhiga ka jaray wado maamulka dawlada hoose ee wajaale dhigeen dhagaxa qorka oo laga hirgaliyay gudaha magaalada wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;