BOORAMA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta xabsiga kasii daysay inka badan 40dhalinyaro oo loo xidh xidhay banana baxyadii ka dhacay magaalada boorama
Badhasaabka gobolka awdal iyo taliska ciidanka booliska ee gobolka ayaa faah faahin ka bixiyay.