WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Cabdi Aw Cumar Warsame.

GABILEY(W,N)-Alle ha unaxariistee waxaa maanta aaq qaran magaalada gabiley loogu sameeyay marxuum chief caaqil cabdi aw cumar warsame oo kamid ahaa bahda dhaqanka somaliland.

Waxaana aaska marxuumka ksoo qayabgalay masuuliyiin ,waxgarad iyo bulshada reer gabiley.

 

Exit mobile version