DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Cabdi Aw Cumar Warsame. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Cabdi Aw Cumar Warsame.
March 23, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Alle ha unaxariistee waxaa maanta aaq qaran magaalada gabiley loogu sameeyay marxuum chief caaqil cabdi aw cumar warsame oo kamid ahaa bahda dhaqanka somaliland.

Waxaana aaska marxuumka ksoo qayabgalay masuuliyiin ,waxgarad iyo bulshada reer gabiley.

 

COMMENTS
LINKS