WAJAALE NEWS

Wasiirka Ciyaaraha Jsl Oo Kulan La Qaatay Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka.

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland cabdirashiid ducaale qambi oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan wasaarada ciyaaraha ayaa gaadhay maagalada gabiley iysagoo kulan la yeeshay maayarka magaalada gabiley iyo xildhibaano golaha deegaanka gabiley katitsan.

Sidoo kale wasiira ciyaaraha ayaa kormeer kusoo maray goob loo dhisay dhalinyarada oo laga hirgaliyay gabiley.

Maayarka magaalada gabiley iyo wasiirka ciyaaraha ayaa faah faahin ka bixyay kulanka ay wada qaateen iyo arimaha ay ka wada hadleen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version