WAJAALE NEWS

Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Shaacisay Heshiish Laga Gaadhay In Laysku Furo Telefoonada Shirkadaha Telesom Iyo Somtel.

HARGAYSA(W,N)-Qoraal kazoobaxy wasaarada isgaadhsiinta iyo technoolajiyada somalland ayaa lagu shaaciyay heshiish ay shirkadaha telesom iyo Somtel ka gaadheen in laysku furo telefoonada ismarkaana ay dadwaynuhu wada hadli karaan iyagoo kala sita simcardka telesom iyo somtel.

Heshiishka laga gaadhay isku furnaanshaha shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxaa mudo ku hawlanayd wasaarada isgaadhsiinta jsl oo ku guulaysatay ugu danbayn.

Exit mobile version