|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Shaacisay Heshiish Laga Gaadhay In Laysku Furo Telefoonada Shirkadaha Telesom Iyo Somtel.
February 19, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qoraal kazoobaxy wasaarada isgaadhsiinta iyo technoolajiyada somalland ayaa lagu shaaciyay heshiish ay shirkadaha telesom iyo Somtel ka gaadheen in laysku furo telefoonada ismarkaana ay dadwaynuhu wada hadli karaan iyagoo kala sita simcardka telesom iyo somtel. Heshiishka laga gaadhay isku furnaanshaha shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxaa mudo ku hawlanayd wasaarada isgaadhsiinta jsl oo ku guulaysatay ugu danbayn. Related posts:Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan. Madaxwaynaha Somaliland Oo Safar Indho-Indhayn Ah Ku Maraya Degmada Allay Baday Oo Dhinaca Barri Kag... DAAWO ; Garaad Jaamac Garaad Ismaciil OO Ka Hadley Xaalada Gobolka Sool Iyo Dagaalkii Deegaanka Tuk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|