WAJAALE NEWS

Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Dalka Tiawan..

TIAWAN(W,N)-Wafti Culus oo ka socday xukuumada Somaliland Ayaa gaadhay Dalka Tiawan casuumad ay ka helaan madaxwaynaha dalka tiawan Awgeed.

Waftigan oo uu hogaaminayay wasiira arimaha dibada Somaliland oo ay weheliyeen wasiirada maaliyada,qorshaynta qaranka, xanaanada xoolaha ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay caasimada dalka Tiawan oo ay kusoo dhaweeyeen wasiiro katirsan xukuumada dalka tiawan iyo xubno kale.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA SOO DHAWAYNTA WAFTIGAN;

 

Exit mobile version