WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Xasaasi Oo La layeeshay Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!

HARGAYSA(W,N)- Wariye cabdisalaan Hereri ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeeshay madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici isagoo dhinacyo kala duwan ka waxka waydiiyay

Sidoo kale saylici ayaa waraysigan kaga hadlay xaalada Somaliland ee Coronavirus iyo go,aamada kasoo baxaya gudida uu gudoomiyaha uyahay.

Dhanka kale madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa shaaciyay damiciisa murashaxnimada xisbiga kulmiye ee doorashada soo socota

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version