WAJAALE NEWS

Xildhibano Ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Puntland

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac Nac) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa siyaabo kala duwan uga hadley Madaxweynaha cusub ee Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version