Xildhibano Ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Puntland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibano Ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Puntland
January 9, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac Nac) oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa siyaabo kala duwan uga hadley Madaxweynaha cusub ee Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS