Badhasaabka gobolka Gabiley oo maalmihii udanbeeyay kormeer ku maraya degmooyinka gobolka ayaa maanta booqday degmada arabsiyo halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen maamulka degmada iyo bulshada qaybaheeda kala duwani/
Badhasaabka Gobolka Gabiley oo kormeer ku tagay Degmada Arabsiyo!
