WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shaqaale Uu Tacadi Kula Kacay Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawladu Oo Dacwad Ka Dhan Ah Ugudbiyay Maxkamada.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah shaqaalaha katirsaa shaqaalaha dawlada oo uu dhawaan liiska dawlada ka saaray gudoomiyaha haayada shaqalaaha dawladu farxaan aadan haybe

Hani warsame oo kamid dadku uu tacadiga kula kacay gudoomiye farxaan ayaa dacwad ka dhan ah gudoomiye farxaan ugudbisay maxkamada somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version