|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Dalka Tiawan..
February 8, 2022 - Written by Editor:TIAWAN(W,N)-Wafti Culus oo ka socday xukuumada Somaliland Ayaa gaadhay Dalka Tiawan casuumad ay ka helaan madaxwaynaha dalka tiawan Awgeed.
Waftigan oo uu hogaaminayay wasiira arimaha dibada Somaliland oo ay weheliyeen wasiirada maaliyada,qorshaynta qaranka, xanaanada xoolaha ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay caasimada dalka Tiawan oo ay kusoo dhaweeyeen wasiiro katirsan xukuumada dalka tiawan iyo xubno kale. HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA SOO DHAWAYNTA WAFTIGAN;
Related posts:Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay Marxuumkii Labaad Ee Reer Somaliland Ee Lagu D... Dowlada Norway Oo Shaacisay In Ay Sharciga Dalkeeda Siinayso Ku Dhawaad 1600 Oo Qof Oo Samali Ah Daawo:Foosiya Gaabo Oo Ilmihii Todobaad Lagu Qalay Iyo Bulshada Somaliland Oo ay Gargaar Uga Baahan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|