WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Oodwayne Iyo Ujeedada Safarkiisa!

OODWAYNE(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ahna gudoomiyaha gudida abaaraha ayaa safar ugu baxay gobolka daad madheedh taasi oo ujeedadiisu tahay in sidii loogu kuurgali lahaa xaaalada abaareed ee ka jirta deegaanadaasi.

Exit mobile version