Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Oodwayne Iyo Ujeedada Safarkiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Oodwayne Iyo Ujeedada Safarkiisa!
February 27, 2022 - Written by Editor:

OODWAYNE(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ahna gudoomiyaha gudida abaaraha ayaa safar ugu baxay gobolka daad madheedh taasi oo ujeedadiisu tahay in sidii loogu kuurgali lahaa xaaalada abaareed ee ka jirta deegaanadaasi.

COMMENTS
LINKS