WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Jabuuti Iyo Iskaashiga Ay Yeelan Doonaan Labada Dal.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee jamhuuriyada Somaliland ayaa ka warbixiyay safar uu ku tagay dalka jabuuti iyo kulan ay wada yeesheen gudoomiyaha baanka dalka jabuuti

Sidoo kale gudoomiyaha baanka Somaliland ayaa sheegay in iskaashiga dhinaca baananka ay yeelan doonaan labada dalka ee Somaliland iyo jabuuti.

 

Exit mobile version