BOORAMA(W,N)- Wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Ayaa Gaadhay magaalada boorama kuwaasi oo Kulan La Qaatay Beesha Degta Deegaanka Afraaga Oo Ah Halka Laga Hirgalinayo Ceelasha Biyo Balaadhinta Borama Oo Dhawaan Lagu Dilay Askari Ka Tirsan Ciidamada Somaliland.
Odayaasha beesha degta deegaanka ayaa xukuumada usoo jeediyay in ay ubaahan yihiin in ay helaan shaqaalaha iyo mashaariicda lagu horumariyo deegaanka laga qodayo ceelasha biyo balaadhinta magaalada boorama,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;