Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Jabuuti Iyo Iskaashiga Ay Yeelan Doonaan Labada Dal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ku Tagay Jabuuti Iyo Iskaashiga Ay Yeelan Doonaan Labada Dal.
February 1, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee jamhuuriyada Somaliland ayaa ka warbixiyay safar uu ku tagay dalka jabuuti iyo kulan ay wada yeesheen gudoomiyaha baanka dalka jabuuti

Sidoo kale gudoomiyaha baanka Somaliland ayaa sheegay in iskaashiga dhinaca baananka ay yeelan doonaan labada dalka ee Somaliland iyo jabuuti.

 

COMMENTS
LINKS