WAJAALE NEWS

Gabiley Oo Lagu Qabtay Munaasibada Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland.

GABILEY(W,N)-Magaalada gabiley ayaa maanta lagu qabtaymunaasibad baaladhan oo lahu xusayay maalinta dhalinyarada Somaliland oo loo asteeyay 20bisha

Munaasibada ayaa waxaa kazoo qaybgalay badhasaabka gobola gabiley maamulka degmada waxgaradka deegaanka iyo dhalinyarada qaybaheeda kala duwan.

Exit mobile version