Gabiley Oo Lagu Qabtay Munaasibada Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabiley Oo Lagu Qabtay Munaasibada Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland.
February 20, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Magaalada gabiley ayaa maanta lagu qabtaymunaasibad baaladhan oo lahu xusayay maalinta dhalinyarada Somaliland oo loo asteeyay 20bisha

Munaasibada ayaa waxaa kazoo qaybgalay badhasaabka gobola gabiley maamulka degmada waxgaradka deegaanka iyo dhalinyarada qaybaheeda kala duwan.

COMMENTS
LINKS