WAJAALE NEWS

Gudida Wanaag Farista Oo Shaaciyay Tirada Guro Hargaysa Lagu Faafinayay Diinta Kisristaanka Oo Ay Xidheen.

HARGAYSA(W,N)- Gudida wanaag farista oo ka hadlayay waxyaabihii sanadkan uqabsoomay ayaa sheegay in tirada guro magaalada hargaysa ku yaalo oo lagu faafinayay diinta kiristaanka oo ay xidheen

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version