WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dadwaynaha Xaafada Sheekh Madar Oo Cabasho Ka Muujiyay Wado Kaliya Ee Ay laahaayeen Oo Guri Laga Dhisayo.

HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha xaafada sheekh madar ee magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wado l,aan haysata iyagoo aan lahayn meel maydka laga saaro biyuhuna usoo mareen iyagoo maayarka caasimada ugu baaqay in uu wadooyin usameeyo.

Exit mobile version