DAAWO;-Dadwaynaha Xaafada Sheekh Madar Oo Cabasho Ka Muujiyay Wado Kaliya Ee Ay laahaayeen Oo Guri Laga Dhisayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwaynaha Xaafada Sheekh Madar Oo Cabasho Ka Muujiyay Wado Kaliya Ee Ay laahaayeen Oo Guri Laga Dhisayo.
February 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha xaafada sheekh madar ee magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wado l,aan haysata iyagoo aan lahayn meel maydka laga saaro biyuhuna usoo mareen iyagoo maayarka caasimada ugu baaqay in uu wadooyin usameeyo.

COMMENTS
LINKS