WAJAALE NEWS

Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Somliland Oo Safar Ku Tagay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Socdaalkooda!

JABUUTI(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa booqasho ku tagay dalka jabuuti halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay wakiilka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti.

Xildhibaanada ka socday golaha wakiilada Somaliland oo uu weheliyay gudoomiyaha wargayska dawlada ee Dawan ayaa booqasho ku tagay xafiiska safaarada Somaliland ku leedahay dalka jabuuti halkaasi oo uu safiirka Somaliland ufadhiya jabuuti uu uga xogwaramay shaqada ay safaaradu uhayso qaranka Somaliland .

Dhanka kale xildhibaan kasocday golaha wakiilada Somaliland ayaa wax faah faahin ah ka bixin ujeedada uu daaran yahay socdaalka ay ku tageen dalka jabuuti.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version