Hargeysa (W,N):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Geel Jire ayaa waxaa uu ka hadlay Khilaafka ka dhex aloonsan Wasaarada Warfaafinta iyo Shaqaalaha laga caydhiyay
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/6gzGE4cCeaA