WAJAALE NEWS

Shil Gaadhi Ka Dhacay Wadada Udhaxaysa Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac ah.

WAJAALE(W,N)-Alle haunaxariistee waxaa shil gaadhi oo ku dhacay duleedka magaalada wajaale ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhimashada laba qof iyo dhaawaca 7kale/

Shilka gaadhi ayaa waxaa sobobay kadib markii ay isku dhaceeb laba gaadhi oo kala mid rakaab sida loona yaqaano Noah Iyo gaadhi waraad ah.

Sidoo kale waxaa dadka shilka ku waxyeeloobay gaadhay maayarka magaalada gabiley  iyo ciidanka ilaalada wadooyinka

Exit mobile version