HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku Bogaadiyay Talaabada Uu qaaday Ee ah in Xubnaha Cusub Ee Golaha Wasiiradiisu Ay Diwaangaliyaan Hantida ay gaarka Uleeyihiin Taasi oo Ku Tilmaamay Talaabo muhiim ah;
Sidoo kale Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa mMadaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo kuxigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici Usoo Jeediyay In Ay Diwaangaliyaan Hantidooda Ay Gaarka Uleeyihiin Umadana Usoo Bandhigaan.
https://youtu.be/3eCeIDJg3Y8