|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Madaxweynaha Iyo Kuxigeenkiisu Ha Diwaan Galiyaan Hantida Ay Gaarka Uleeyihiin” Siyaasi Cabdikariim Ahmed Mooge
December 17, 2017 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku Bogaadiyay Talaabada Uu qaaday Ee ah in Xubnaha Cusub Ee Golaha Wasiiradiisu Ay Diwaangaliyaan Hantida ay gaarka Uleeyihiin Taasi oo Ku Tilmaamay Talaabo muhiim ah; Sidoo kale Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa mMadaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo kuxigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici Usoo Jeediyay In Ay Diwaangaliyaan Hantidooda Ay Gaarka Uleeyihiin Umadana Usoo Bandhigaan. https://youtu.be/3eCeIDJg3Y8 Related posts:Wefdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL Dr. Sacad Ali Sire oo ka Qeyb galay Shirkii 4aad... Daawo: Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Magaalooyinka Wajaale Iyo Allaybaday Oo Si Wayn Isugu Soo B... Wasiirka Beeraha JSL Oo Soo Kormeeray ‘KALA-HUFIDDA’ Hadhuudhkii Wasaaraddu Ka Qodday Banka Wajaale... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|