HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdirakiim Axmed Mooge ayaa faah faahin ka bixiyay kulankii ay wada yeesheen madaxwaynaha Somaliland muuse biixi iyo arimaha ay wada hadleen ee la xidhiidha damaciisa maayarnimo
Sidoo kale xildhibaanka ugu codka badan golaha deegaanka ayaa wax laga waydiyay sida uu u arko saamanta ay ku yeelan doonto isbahaysiga xisbiyada mucaaridka ah ee uu katirsan yahay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;