WAJAALE NEWS

Qaarkamid Ah Ururka Qareenada Somaliland Oo Ka Horyimid Bayaan Ay Soo Saareen Xubno Kamid Ah Hogaanka Ururku.

HARGAYSA(W,N)-Ururka qareenada Somaliland ee solla ayaa ku kala qaybsamay qaab loo lafo gurayo xeerka muranka siyaasadeed ka dhexdhaliyay asxaabta siyaasada iyo xukuumada iyo xildhibaanada golaha wakiilada.

Qareenada kazoo horjeestay bayaan ay soo saareen xubno kamid ah hogaanka ururka solla ayaa ku tilmaameen mid si khaldan loo fasilay islamarkaana la badalay go,aan ay markii hore kazoo wada saareen ururka qareenadu.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version