WAJAALE NEWS

Ururka Qareenada Somaliland Oo Magacaabay Qareeno Difaaca Dadka Xukuumada Jsl Sifo Sharciga Baal Marsan Ka Gala Wareegtay Gaadiidkooda.

Halkan Akhri; Magacyada 7 Qareen oo Ururka Qareenada Jsl Umagacaabeen In Ay Udoodaan Dadka Shacabka Ee Xukuumadu Gaadiidkooda La wareegtay;

HARGAYSA(W,N)- Warsaxafeed kasoo baxay Xafiiska Ururka Qareenada Somaliland Ee Solla Oo Uu ku sexeexan Yahay Gudoomiyaha Ururka Qareenada Jsl Ee Solla Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) ayaa lagu shaaciyay Magacyada  Qareeno ay umagacaabeen in ay udoodaan Dadka xukuumada somaliland sifo sharci darada ka gala wareegtay   gaadiidkoodii kuwaasi oo lagu soo qab qabtay Qaad ay dalka Soo galinayeen islamarkaana aanu   jirin Xeer xukuumada ubanaynaya in ay  Hantidooda gaarka ay la wareegi karto  shacabka.

Sidoo kale warsaxafadeedka ay Soo saareen Ururka Qareenada Somaliland ayaa lagu faah faahiyay sharciyan waxa Dastuurka Somalilad Iyo Xeerarka Dalka ka qabaan In Qof Shacab ah Hantidiisa lala wareego Iyo xeerka ay maxkamadu ucuskatay Xukunkooda.

HALKAN KA AKHRI WARSAXAFADEEDKA URURKA QAREENADA JSL;

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

 

Exit mobile version