|
|||||
WAJAALE NEWS
Ururka Qareenada Somaliland Oo Magacaabay Qareeno Difaaca Dadka Xukuumada Jsl Sifo Sharciga Baal Marsan Ka Gala Wareegtay Gaadiidkooda.
May 15, 2020 - Written by Editor:Halkan Akhri; Magacyada 7 Qareen oo Ururka Qareenada Jsl Umagacaabeen In Ay Udoodaan Dadka Shacabka Ee Xukuumadu Gaadiidkooda La wareegtay; HARGAYSA(W,N)- Warsaxafeed kasoo baxay Xafiiska Ururka Qareenada Somaliland Ee Solla Oo Uu ku sexeexan Yahay Gudoomiyaha Ururka Qareenada Jsl Ee Solla Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo) ayaa lagu shaaciyay Magacyada Qareeno ay umagacaabeen in ay udoodaan Dadka xukuumada somaliland sifo sharci darada ka gala wareegtay gaadiidkoodii kuwaasi oo lagu soo qab qabtay Qaad ay dalka Soo galinayeen islamarkaana aanu jirin Xeer xukuumada ubanaynaya in ay Hantidooda gaarka ay la wareegi karto shacabka. Sidoo kale warsaxafadeedka ay Soo saareen Ururka Qareenada Somaliland ayaa lagu faah faahiyay sharciyan waxa Dastuurka Somalilad Iyo Xeerarka Dalka ka qabaan In Qof Shacab ah Hantidiisa lala wareego Iyo xeerka ay maxkamadu ucuskatay Xukunkooda. HALKAN KA AKHRI WARSAXAFADEEDKA URURKA QAREENADA JSL;
WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE
Related posts:Shacabka Magaalada Hargaysa Oo Dareen Celiyay Xadhiga La Sheegay In Xukuumadu La Damacsan Tahay fays... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Haween weynaha Ducaadda ah kulan kula Qaatay Qasriga Madaxt... Gudoomiyaha Degmada Tog wajaale Oo Awood iyo Shaadh Dawladeed u Adeegsaday Baabiinta Dhaamka Ilama... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|