WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shacabka Magaalada Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Khatarta Caafimaad Ee Dhalan Karta Goobta Xashiishka Iyo Xabaalaha,

TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa cabasho xoogan  ka muujiyay khataraha caafimaad daro ee dhalan kara goobta xashiishka lagu daadiyo iyo xabaalaha maytida lagu aaso oo isku meel ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version