MADHAN(W,N)-Magaalada badhan ee sanaag bari somaiand ayaa noqotay meesha ugu biyo qaalisan Somaliland kadib markii ay soo foodsaarat abaaro iyo biyo la,aan baahsan taasi oo hada booyada biyaha qiimaheeda lakala siisanayo $200 halka foostaduna maraysa $7
Maamulka gobolka badhan oo ka hadlay xaalada biyo la,aaneed ee magaalada ayaa sheegay in ay ku hawlan siii somalland ugu qodi lahayd ceel biyood ay bulshada kaga raysato biyo la,aan si ay uhesho biyo macaan.