WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xogta Dahsoon Taariikh Nololeedka Marxuum Abwaan Xudaydi Isaga Oo Nool Uu Sii Duubay!

HARGAYSA(W,N)- Alle ha,unaxariistee Marxuum Abwaan iyo aabaha kamanka Somaliland Axmed Ismaaciil Xudaydi ayaa dhawaan ku geeriyooday cariga ingiriiska

Marxuum Xudaydi ayaa isaga oo nool waraysi lalayeeshay kaga waramay taariikh nololeedkiisa mid halkuu kudhashay, ku barbaaray iyo shakhsiyaadkii ka gacansiiyay in uu barto xuudka

HALKAN KAGA BOGO MARXUUM XUDAYDI OO ISAGA OO NOOL KA WARAMAYA TAARIIKHDIISA;

https://youtu.be/90-_Fl3Ho-I

Exit mobile version