|
|||||
WAJAALE NEWS
Magaalada Badhan Oo Booyada Biyuhu Qiimaheedu Gaadhay $200 Iyo Xaalada bulshada ku dhaqan.
January 14, 2022 - Written by Editor:MADHAN(W,N)-Magaalada badhan ee sanaag bari somaiand ayaa noqotay meesha ugu biyo qaalisan Somaliland kadib markii ay soo foodsaarat abaaro iyo biyo la,aan baahsan taasi oo hada booyada biyaha qiimaheeda lakala siisanayo $200 halka foostaduna maraysa $7 Maamulka gobolka badhan oo ka hadlay xaalada biyo la,aaneed ee magaalada ayaa sheegay in ay ku hawlan siii somalland ugu qodi lahayd ceel biyood ay bulshada kaga raysato biyo la,aan si ay uhesho biyo macaan.
Related posts:Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Usoo Jeediyay Talooyin La Xidhiidha Qaabka Loo Waajahayo Arinta Suuqa W... Is-rasaasayn Xoogan Oo Caawa Ka Dhacday Xarunta Baarlamaanka Punthland &Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|