BURCO(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa markale digniin culus udiray madaxwayne biixi oo uu sheegay hadii uu dastuurka ixtiraami waayo sharciga dalka uu ku mutaysan doono maamuus ka xayuubin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;