WAJAALE NEWS

Gudida Doorashooyinka Dalka Itoobiya Oo Fariin Kama Dambays Ah U Diray Xisbiga OFC Ee Uu Hogaamiyo Jawhar Maxamed.

ADIS ABABA(W,N)- Gudida doorashooyinka dawlada fadaraalka Itoobiya ayaa fariin kama danbays ah udiray xisbiga OFC Ee uu hogaamiyo Jawari Maxamed oo ay sheegeen in ay keenaan in hogaamihoodu uu ka laabtay dhalashadii dalka maraykanka dibna u qaatay dhalashada dalka Itoobiya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version