WAJAALE NEWS

Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Jawaabtay Cabasho Kasoo Yeedhay Arday Dhigata Jaamacada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada ayaa ka hadlay cabasho kasoo yeedhay arday dhigata jaamacada hargasya oo ay bixin jirtay lacagta fiida isagoo sheegay in ay deg deg ubixinayaan lacagta hada ay ku jiraan qorshaheedii

Dhanka kale wasiir kuxigenka waxbarashada xisbiyada mucaaridka ku eedeeyay in ay abaabul iyo kicin la dhex socdaan ardaydan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version