Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarshada Somaliland Axmed Abokor ayaa waxa uu ka dayriyay xaalada waxbarsho ee deegaanka Ceel-afweyn, Isagoona sheegay in ay god madoow ku sii socoto xaalada waxbarsho ee deegaankaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka