“Waxbarashadii Ceel Afwayn God Madow Ayay Ku Sii Socotaa..” Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxbarashadii Ceel Afwayn God Madow Ayay Ku Sii Socotaa..” Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Somaliland
September 30, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarshada Somaliland Axmed Abokor ayaa waxa uu ka dayriyay xaalada waxbarsho ee deegaanka Ceel-afweyn, Isagoona sheegay in ay god madoow ku sii socoto xaalada waxbarsho ee deegaankaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS