|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Cusub Ee Deegaanka Degmada Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Golihii Hore!
June 28, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W.N)-Golaha deegaanka cusub ee degmada gabiley ayaa maanta xilkii kala wareegay golihii hore ee deegaanka.
Munaasibada ay xilka kula kala wareegayeen golaha cusub iyo kii hore ee gabiley ayaa waxaa ka qaybgalay wasiiro badhasaabka gobolka iyo marti sharaf kale, Gabiley ayaa waxaa dab loo doortay maayarkii hore taasi oo xilka ay la kala wareegeen uun maayar kuxigeenkii hore iyo maayar kuxigeenka cusub. Sidoo kale xildhibaanadii hore ee golaha degaanka ayaa dardaaran iyo talooyin usoo jeediyay golaha cusub ee badalay. HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Murashaxa Madaxweynaha Ee XISBIGA WADDANI Iyo Sidii Looggu Soo Dhaweeyey Degmooyinka Sayla, Ball... Daawo:Nuxurka Khudbad Uu Saaka C/raxmaan Ciro Ka Jeediyay Shirkii Sonyo Oo Ay Xilka Kula Kala Wareeg... DAAWO ; Sidee Ayay Qaadashada Kaadhka Codbixintu Uga socotaa Gobolka Saaxil Iyo Deegaanada Hor yimaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|